Suxufiyiinta Somaliland oo Maalinta Xuquuqal Insaanka ku Soo badhigay Afka oo ay soo Dubteen.

   Suxufiyiinta Somaliland oo Maalinta Xuquuqal Insaanka ku Soo badhigay Afka oo ay soo Dubteen.

Suxufiyiinta Somaliland oo Maalinta Xuquuqal Insaanka ku Soo badhigay Afka oo ay soo Dubteen. | December 10, 2013

P1050910P1050911P1050913P1050914P1050915P1050917P1050918Harge Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Maanta soo Bandhigay Cabasho ay ka muujiyeen Tacdiyada Xukumada Somaliland ku hayso Saxaafadda Madaxbaan, waxayna Suxufiyiintaasi sheegen in maanta oo ay ku began tahay Maalinta Xuquuqal insaanka Adduunka ay iyaguna soo bandhigeen Tacadiyada ay Xukumada Madaxweyne Siillaanyo ay ku hayso, iyaga oo sheegay in Muddo todobaad Gudihii ay Xukumadu Xabsiga u taxaabtay 8Wariye oo ku jiray hawlmalmeedkooda shaqo.

Salaanmedia/Hargaysa