TACSI..Dhamaan hawl-wadeenada British Somaliland Council ( BSC ) ee UK, waxayTACSI tiiraanyou dirayaa…..

Tacsi
Dhamaan hawl-wadeenada British Somaliland Council ( BSC ) ee UK, waxay TACSI tiiraanyo iyo naxdin leh u diraynaan Madaxweyihii hore Jamhuuriydda Somaliland, Mudane Daahir RiyaaleKaahin, oo hooyadii ay dhawaan ku geeryootay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal, waxaanu ilaahay uuga baryeynaa inuu Jannada Fardoosa ka waraabiyo marxuumadaas, ehelkii,qaraabadii,asxaabtii iyo dhamaan ummada reer somaliland ee ay ka baxdayna samir iyo iimaan ka siiyo Aamiin,Aamiin,Aamiin.