War Deg Deg Ah:Ciidamada RRU-da Oo La Wareegay Xarunta Wargeyska Hubaa

image

 

Ciidamada RRU oo isku xeeray xaruntii Wargays ka Hubaal xaruntiisa Hargaysa Sida Ay Noo Xaqiijiyeen Qaar Ka Mid Ah Wariyaasha Ka Hawl Gala Wargeyskaasi,Waxa Uu Sheegay Xarunta Oo Ku Taalla Badhtamaha Magalada Hargeysa In Ay Isku Xeereen ciidamada RRU Lana wareegay qalab iyo alaabadii kale  ee Xarunta Wargeysaka

Waxa Jira warar wargaysku Labadii Maalmood U Dambeeyay Soo Bandhigayey Warar aan Sal Iyo Raadtoona Lahayn Oo Ahaa Inay Jiraan Khilaaf Hoose Oo u Dhexeeya Taliska Ciidanka Booliska,warkaasi Oo Uu shalay Si kulul Uga jawaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Jeneral Cabdilahi Fadal Iimaan.

Wixii war ah ee kasoo kordha lasoco dhawaan Insha Allah.

Salaanmedia/Hargaysa