Warsaxaafadeedka Aasaaska Jaaliyada Somalilanders in Nederland (SLNL).

WAR SAXAAFADEED

Taariikh:08/12/2013

Tixraac: SLNL001.12.13

 index

AASAASKA JAALIYADA SOMALILANDERS IN NEDERLAND (SLNL)

JAALIYADA SOMALILANDERS IN NEDERLANDS (SLNL) WAA JAALIYAD AY KU MIDAYSAN YIHIIN

DHAMAAN DADWEYNAHA REER SOMALILAND EE DEGAN WADANKA NEDERLAND.Yoolka jaaliyadu ay

hiigsanaysaa waa midaynta iyo iskuduubinida bulshada somaliland ee dalka Nederland ku dhaqan.

Jaaliyadu waxa u qorshaysan in ay ka hawlgasho dhinacyada wacyi gelinta diinteena suuban,

taakulaynta dadka dhibaataysan, dhiiri gelinta isdhexgalka bulshada wadanka Nederlands, kor u

qaadida hidaha iyo dhaqanka, iskaalmaynta xagga dhaqaale iyo iskuxidhka jaaliyada iyo dalka hooyo.

Ururka Jaaliyada ee SLNL waxa uu la shaqayn doonaa ururada reer Somaliland ee dalka Nederland ka

jira. Ururka Jaaliyadda ee SLNL waxa barnaamijyadeedu u badan doonaan kuwo wax loogu qabanayo

bulshada reer Somaliland ee Ku dhaqan dalka Nederland. Barnaamijyada ururkan Jaaliyada SLNL waa

qaar aad loogu baahan yahay maadaama ayna jirin ururo ku hawlanaa sidii wax looga qaban lahaa

arimaha bulshada reer Somaliland ee dalka Nederland khuseeya .

Urarkan Jaaliyadda ee SLNL waxa laga soo shaqaynayay aasaaskiisa muddo 6 bilood ah, waxaana si

fiican lagu soo dhameeyay bisha Diisember bilawgeedii.

URURKA JAALIYADA SOMALILANDERS IN NEDERLAND WAXA UU LEE YAHAY LABA GUDI:

GUDIGA ODAAYASHA :

 GUDOOMIYAHA. MAXAMAD CILMI SAMATAR

 KU XIGEEN. CABDI XERSI

 XUBIN. CABDIKARIM FARAX

 XUBIN. CUMAR XIIS

 XUBIN. MAXAMUD CAYDIID

 XUBIN. DR.XUSEEN CABDILLAHI

GUDIGA FULINTA :

 GUDOOMIYAHA. XASAN CABDILLAHI MUXUMAD

 KU XIGEEN. ISMACIL MAXAMED (CAWL) ISMAACIIL

 XOGHAYNTA. FADUMO IBRAAHIM FAARAX

 XISABIYAHA. MAXAMAD AXMAD CIGAL

 AF HAYEENKA. NUUR XAAJI XUSEEN CUMAR XAASHI

 XUBIN . MUKHTAR CABDI XASAN

 XUBIN. AXMAD XASAN CALI

 

WIXII FAAHFAAHIN AH WAXA JAALIYADA SLNL LAGA SOO XIDHIIDHI KARAA AFHAYEENKA

JAALIYADDA SLNL NUUR XAAJI XUSEEN CUMAR XAASHI: INFO@SLNL.NL, +31687368214

Page 1

 
1 of 1
Warsaxaafadeed Aasaaska Jaaliyadda SLNL.pdf
Displaying Warsaxaafadeed Aasaaska Jaaliyadda SLNL.pdf.