Xafladda Lacag Urinta Wadda Ceerigaabo Ee Manchster Iyo Nawaaxigeedda.

Xafladda Lacag Urinta Wadda Ceerigaabo Ee Manchster Iyo Nawaaxigeedda.

December 2, 2013 
Mancherter(SM)- Waxa markii ay bishu tahay 01/12/13, lagu qabtay Xafalad si weyn loo soo abaabulay, oo loogu ururinaayo lacag wadda Ceeigaabo, oo ay ka soo qayb galeen, wasiiro ka yimi Somaliland, oo ay ka mid yihiin Wasiirka gaashaan dhiga Mudane Cadami, wasiira dawlaha maaliyadda Mudane Cadaani, Xildhibanano ka soo jeedda golaha Baarlamaanka Somaliland, Marwo Ilhaan Maxamed  iyo sacdiya Muuse Ahmed oo labaduba ka wakiilah Gudidda Guud ee Wadda Ceerigaabo,jamac iyo wakiiladda inoo fadhiya dalkan U, oo ay weheliyaan wakiiladda Xusbiyadad qaranka ee dhamaan goboladda dalkan boqortooyadda Uk, iyo nawaaxiga  machester ( greater Manchester),
 20131201_180132 (1)
Aad iyo aad loogu faraxay imashadda gudidda na soo gaadhay, ee timi magaaladdan Manchester, gamac wadda jir bay wax u qabtaan, baa la yihiye, maanta iyo manchester, oo isku duuban baa isugu yimi haalkan ndadka qaadi waayey.
Dhamaan dad weynaha halkan isugu yimi, waxay ka wadda hadleen muhiimada ay leedahay wadadani, iyo qiimaha ay geyn doonto, ama ku soo kordhin doonto Somaliland, iyo gar ahaan gobolkan oo ku soo xidhidhmaaya Somaliland inteedda kale, oo uu ka ahaa godoon, ahana ka ugu khayraadka badan, ugna hodsan, oo inaga faquuqnaa mudoo aad u dheer, wadanina ay noqon doonta ta inoo fududaysa isu xidhka, dhaqaale, horumar, is kaashi. wa salaamu calaykum.
20131201_175959 (2)
20131201_18344320131201_19170020131201_180149
* N.B Ilko Wadda Jir Bay Wax ku gooyaan!
Abdi-shotaly,UK