XERO BAHALO KU JIRAN OO XOOLU LAGU SHUB. WAX LA DAAWADO MUWADININTU MA HAYAN

Musuqmaasuqa la sheegayo ee khadar cali gas (mareeyaha SLNTV) 

aniga waxa iagaga daran mahadnaq gar ah oo uu khadar kuso 
qorto tv-ga marka barmaamij dhamado. 
Wa kelmad cadaynaysa aqoon la’aanta khadar cali gas iyo halka uu ka taaganayahay 
saxafada gar ahan TV_GA oo dibada uso baxday.
TV-GA Qaranku Wu bakhtiistay oo saliida iyo biyaha yu goostay ka hore wasiir cukuse.
Aniga oo an qoralkan gaaban ku tageereyn wasir cukuse. 
Hadana kelmadayda waxan ku tilmaamaya murayada TV-GA waxan ka arkay.

 

Kaaso aan barmaamijyo iyo warar an tayo laheyn dhawr jeer oo hore yan ka hadlay 
Mushkilada ka dhex taagan TV-GA wixi waxba iskama bedelin inkasto hada ay jiran 
dhaqdhaqaaqyo bilaw ah iyo dib boodh uga tumista SLNTV ay curiyeen 
Agaasime SLNTV ee qaybta Europe Cabdiraxmaan Maxamed Aadan Dheri
iyo wasiirka cusub ee warfaafinta mudane Cukuse.
Hadana Xaqiiqdu waxay tahay Wa
WEBSITE MADHAN. 
YOUTUBE ACCOUNT MADHAN.
WARARKI IYO BARMAAMIJYADI ISKA LIITAY OO LA KALA BILILIQAYSTAY.
BARAHA XIDHIIDHKA BULSHADA EE FACEBOOK IYO TWITTER OO AN JIRINBA. 
HALKA TV-YADA KELE EE MADAXBANAAN KU KELIYAYSTEEN GOLOYASHA LOO YAQAN SOCIAL NETWORK SITES.
RUNTI MA SOO KOOBI KARO KALA ARBUSHKA IYO MAAMUL XUMADA MURYADA QARANKA. 
WAXAD MOODA MARKI KHADAR CALI GAS WAXBA MAAMULI KARI WAYEYE 
BU SII LOO OGADO IN UU YAHAY MAREEYAHA TV-GA QARANKA UU KU QORTAY TV-GA. 
(MAHAD-GAAR AH MAREEYAHA SLNTV MUDANE KHADAR CALI GAS) 
 
ANIGA OO AH DAAWADE SLNTV KUMA QANACSANI 
SIDA UU TV-GA IYO BARMAAMIJYADISA KHADAR CALI GAS UU MAAMULAY. 
MUHIIMADUNA WA ANIGA SABABTO AH TV-GU ANIGA YU DOONAYA IN UU WAX II SHEEGO. 
MARKA WAXAN LEEYAHAY TV-GA QARANKU WAX ALAALE WAX UU NOO SHEEGAY MA JIRTO WA CIDLA BUUQA. 
SIDA DARADEED WAXAN LEEYAHAY MUSUQMAASUQU INKASTOO AAN LOO DULQADAN KARIN. 
ANIGA WAKHTIGAN IMIKA AH WAXA II QUSEEYA ARIMAHA AN SHEEGAY.
MARKAN ARIMAHAAS OO DHAN FIIRSADAY WAXAN GOANSADAY 
IN KHADAR CALI GAS AHEYN NIN MANGE GAREYN KARA SLNTV.
ISAGUNA WABA IS MAHADINAYA.
WAXAN KUSO LIFAQAYA QORALO AN HORE UGA QORAY TV-GA QARANKA IYO WASARADA WARFAAFINTA.
 
FAILURE OF SLNTV IS THE ACHILLES HEEL OF SIILANYO’S GOVERNMENT.

LIIBAN SHARMAARKE. 

 

blackdarwiish@gmail.com

http://www.youtube.com/user/BlackDarwish?feature=mhee

https://www.facebook.com/BLAAKDARWISH?ref=tn_tnmn

https://twitter.com/BLAAKDARWISH

+BLAAKDARWISH@GOOGLE+

https://plus.google.com/u/0/104984681230285068925/posts