Xoghayaha Xisbiga Ucid ee Uk Mudane Cabdilaahi Cumar Shaqale ayaa si adag u canbaareyey dhacdadii foosha xumayd ee ka dhacday Gobolka Gabilay

unnamed

London 05/12/13 Xoghayaha xisbiga ucid laantiisa uk oo  canbareyey dhacdadii foosha xumayd ee laga hor istagay madaxda xisbiga Ucid inay booqasho ku tagaan  gobolka gabilay gudoomiyaha oo saxafada kula hadlay ayaa waxa uu shegay in ay manta dawlada kulmiye ay la timid dhacdo aad u xun oo aan looga baran Somaliland taas oo keentay in maanta goboladii dalka loo qaato Vise taas oo keeni karta in  barina Gobolka Saaxil loo qadan doono Vise gudoomiyaha ayaa waxa uu fariiin u diray shacabka reer Gabilay inay arinkan ay ka kacaan oo anay shacabka walaalaha aan afka laysku galin wana wax la rabo in rabshad laga abuuro wadanka gudahiisa taas oo dawlada kulmiye rabto isku dhac ay ku kordhisato taana laga yeeli maayo xoghayaha ayaa waxa uu fariin u diray dhamaan tageerayasha xisbiga UCID iyo Waddani inay ka mudaharaadan dhacdada nocan oo kale waxana uGu baqay shirwayne qaran oo degdeg.

Waxana uGu baqayaa dhamaan taagerayasha xisbiga ucid meel kasta oo ay ka jogaan aduunka inay mujiyaan mucaradda dhabta ee ka jirta waxana uu xusay in tageeradii xisbiga kulmiye ay luntay oo aad ka aragtid wasiirkii arimaha dibada in laba qof ku soo dhaweyeen Aribodka iyo foolxumada ka jirta safarada ay ku tagayaan.

Ucid Media London