CRISTIANO RONALDO Oo Ku Guuleystay Abaalmarinta FIFA Ballon d’Or Goor Dhaw. (WORLD OF SPORTS)

SPORTS NEWS: CRISTIANO RONALDO Oo Ku Guuleystay Abaalmarinta FIFA Ballon d’Or Goor Dhaw. (WORLD OF SPORTS)

Jan 13, 2014

Xiddiga kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa ku guuleystay abaalmarinta xiddiga sannadka adduunka isagoo ka qaaday Lionel Messi iyo Franck Ribery.

Ronaldo oo wacdarro dhigay sannadkii la soo dhaafay ayaa noqotay xiddiga sannadka adduunka isagoo helay codadkii ugu badnaa, waxaana uu hantay abaalmarintaan markii labaad isagoo hore ugu guuleystay 2008dii.

ronalddo_1ronaldo_2ronaldo_3ronaldo_5