Daawo Muqaal: Gaadiidka Booyadaha Iyo Kuwa Xamuulka Qaada Ee Ka Dhex Sheqeeya Magaalada Laascaanod Oo Maanta Bilaabay Shaqo Joojin.

Jan 6, 2013 Laascaanood(SM) – Gaadiidka Booyadaha ee u dhaamiya Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool iyo gaadiidka kale ee qaada Xamuulka, ayaa maanta bilaabay shaqo joojin.