Daawo Muqaal… Labadii Wasiir Ee Imaaraadka Joogay Oo Heshiis la Galay Shirkada Al Carabiya Airline.

Gudaha Ka Eeg:- Labadii Wasiir Ee Imaaraadka Joogay Oo Heshiis la Galay Shirkada Al Carabiya Airline.

January 14, 2014

Wasiirka Duulista iyo Hawada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Wasiirka Wasaarada Ganaciga iyo iskaashiga Caalamiga ah Dr. Maxamed CabdilaahI Cumar oo ku guda jira Safarkoodii Shaqo ee ay ku Joogeen Dubai waxay Heshiis la galeen shirkada Duulimaadyada ee Carabiya Airlines taas oo Somaliland ka bilaabi doonta Duulimaadyo.
079A8290079A8367079A8419QH6A0041