Daawo Sawiro..Suldaanka Guud ee Qurba-Jooga Somaliland Xaji Axmed Diiriye Gulleed oo Xalay la caleemo saaray magaaladda London. 04.1.14

IMG_3530

Waxa Xalayto oo Tariikhdu ahayd 4.1.14 magaaladda London lagu caleemo Saaray Suldaanka Guud ee Qurba-Jooga Somaliland Suldaan Xaaji Axmed Diiriye Guleed oo aad looga yaqaano dalkan Ingiriiska. Xafladda oo aad u balaadhnayd waxa soo buux dhaafiyey shacab weynaha reer Somaliland oo ka kala yimid Daafaha Dalkan Ingiriiska.

 

Fadlan Dhawaan la soco Sawiro,Muqaal iyo Warbixin dheeraada Insha Allah.

 

Salaanmedia/London

IMG_3320

IMG_3325 IMG_3344 IMG_3366 IMG_3393 IMG_3428 IMG_3442 IMG_3459 IMG_3467 IMG_3469 IMG_3480 IMG_3508 IMG_3526 IMG_3560