Daawo Sawiro…Wasiirka Beeraha Dawlad Degaameedka Soomaalida Etoobiya Cabdirisaaq Cali Baashe oo London soo gaadhay.

IMG_3707

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Qaar ka mid ah Bulsha weynta Dawlad Degaameedka Soomaalida Ethiopia ee dalkan Ingiriiska oo soo dhaweyn balaadhan u sameeyey Wasiirka Beeraha Dawlad degaaneedka Soomaalida Ethiopia Cabdirisaaq Cali Bashe oo saaka oo ku beegnayd 15.1.14 maalin Arbaca soo gaadhay Madaarka Caalamiga ah ee Heathrow International Airport ee magaaladda London.

IMG_3703

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Wasiirka oo ay safarkiisa ku weheliyeen qaar ka mid ah madaxda  Dawlad Degaameedka Soomaalida Ethiopia ayaa aad ugu farxay sida quruxda badan ee lasoo dhaweeyey.Wasiirka ayaa warbixin kooban oo ku saabsan ujeedada safarkiisa iyo arimo kaleba ka waramay,Waxa uuna sheegay in uu madaxweynaha Dawlad Degaameedka Soomaalida Ethiopia Cabdi Maxamed Cumar oo kasoo horeeyey oo  uu ku sugan yahay dalkan Ingiriiska gaar ahaan London,Lana kulmi doono jaaliyadda Qurbajooga ee Dawlad Degaameedka Soomaalida Ethiopia ee dalkan Ingiriiska ku sugan,Halkaasna ay warbixin kala duwan kusoo bandhigi doonaan.

Salaanmedia/London

IMG_3690 IMG_3691 IMG_3692 IMG_3693 IMG_3694 IMG_3695 IMG_3697 IMG_3699 IMG_3703 IMG_3705 IMG_3707 IMG_3709 IMG_3710 IMG_3711 IMG_3713 IMG_3720 IMG_3721