Nin Dabaqa Lixaad Kasoo Dhacay Oo Aan Meelna Ka Jabin

Nin Dabaqa Lixaad Kasoo Dhacay Oo Aan Meelna Ka Jabin
102dabaq
Warbaahinta Dalka Russia ayaa si wayn u qaadaashigaysay nin kasoo dhacay dabaqa 6 fooq oo dhaawac moojee khasaare kale soo gaadhin.

Sida ay qoreen warbaahintaasi, ninkan oo sakhraansan ayuu muran dhax maray gabadh ay wada sheekeysanayeen, kadibna waxa uu ka siibtay baran dada fooqan.

Ninkii markuu kasoo siibtay dabaqa lixaad wuxuu ku dul dhacay gaadhi nooca loo yaqaan Toyota Carole oo yaalay parking ku hoos yaalay, waxaana loola cararay oo lagu dawaynayaa dhaawiciisii dhakhtarka. Inkastoo xaaladiisa caafimaad ayna ahayn mid laga dayriyo.

(Laaqalo)