Qoys Gabadh Yar Oo Ay Dhaleen Ku Bixiyay Amaah Kiro Guri Oo Lagu Lahaa

Qoys Gabadh Yar Oo Ay Dhaleen Ku Bixiyay Amaah Kiro Guri Oo Lagu Lahaa

106gabadh
Dhawaan waxaa laga soo daayay talevishinka Al-jazira Qeytiisa ku hadasha ingiriisida ayaa waxaa ay soo bandhigtay warbin ay ka diyaarisay qaxootiga siiriya eek u sugan wadanka lubnaan .

Wariyaha soo gudbinayay warbixintan ayaa ku booqday guri ay ka daganaayeen qoyskawaxa ay wareysi ka qaaday gabadha ay ku dhacday qisadan waxa ay hadalkeeda ku bilawday.

“reerkayaga ayaa waxa lagu yeeshay lacagtii kirada guriga meel aay ka bixiyaan ayey waayeen waxaa xal noqotay in aniga oo aanan raali ka aheyn la,isiiyo ninkii lacagta reerkayagu lagu lahaa.marnaba ku maan qanacsaneeyn guurkaa da,deydu waa 14-jir ninka la,iiguuriyayna waa 44-jir

Dhacdan ayaa noqotay mid dadka u olloleeya xuquuqa aadamaha sib a,an ucanbaareeyaan arrin laga naxana ku tilmaamay waxa ku dhacay gabadhaa da,dayar

Inka badan 1 Million oo Syrian ah ayaa u qaxay dalka Lubaan, halkaas oo ay ku haysato Nolol aad u xun iyo rafaad.

Qaxootiga aan laga diiwaan galin xeryaha qaxotiga QM, ayaa iyaga ku nool Guryo Kiro ah, qaarkood ayaan awoodin ineey iska bixiyaan lacagta Kirada.

Hanifa, waa Gabadh14 -jir ah, waxaa lagu daray nin ka weyn oo jira 44 jir, kadib markii ay waalidkeed awoodi waayeen ineey bixiyaan lacagta Kirada Guriga, taas badalkeedna loo siiyay gabadhan 14 jirka ah. waana dhacdo xanuun badan oo laga murugoodo.

Waxa ka dhaca xiryahaa qaxootiga ee lubnaan ayaa ah mid aad looga naxo warbixinta TVga Al-jezira marka laga tago ayaa wararka ay warbaahinta caalamku ka soo warinayaan ayaa noqoneysa mid foolxun sanadkii tagay ee 2013 dabayaaqadiisa ayaa idaacada B.B.Cda waxa ay warbin ay ka diyaarisay Qaxootiga siiriya eek u dhaqan xeryaha lubnaan waxa ay soo diyaariyeen gabadh ka mida dadka qaxootiga ah in ay ka shaqeyso in ay hablaha yar yare e siiriyaanka ah sawiradooda galiso pag ay ku leedaha barta internatka taas oo lagu baahiyo da,da hablaha sawiradooda Ragga ugu badan eela soo xidhiina ay ubadan yihiin Ragga sa,uudiyaanka ah ee reeraha lehi.

“Waxa aan sameeyaa ayey tidhi raga ayaa ila soo xidhiidha markaa tuudoona ayaan udiyaariyaa markaa in aan udiyaarin waxaan ka qaataa qidmad ilaa $300.

Marka uu ku qanco waxa uu yimaadaa dalka lubnaan halkaa oo uu ku guursado gabadii uu doonayay qaara waxa ay sameeyaan wey ka xeeystaan qaarna marka ay ku noqonayaan wadan koodii ayuu furaa inantaa qaarbaa qaba ilaa bil hadba inta uu guurkiisu doonayo ,

“iyada oo hadlkeeda sii wadata ayeey tidhi anigu waxa aan ka soo saaraa wixii aan ku noolaan lahayn aniga iyo qoskeeyga .