Real Madrid 2-0 Granada: Ronaldo & Benzema oo dhigay rikoodh cusub

Real Madrid 2-0 Granada: Ronaldo & Benzema oo dhigay rikoodh cusub
40real
Real MaReal Madrid ayaa ku guulaystay todoba kulan oo isku xiga iyagoo aan laga dhalin wax gool ah markii ugu horeysay taariikhda kooxdaasi kadib markay u awood sheegteen kooxda Granada 2-0 Horyaalka FA ga Manchester City 4-2 Watford: sadex gool waxa u dhaliyey Sergio Aguero kan kalena Kolarov

Bournemouth 0-2 Liverpool

Victor Moses iyo Daniel Sturridge ayaa u xaqiijiyey

sabtidii.

Cristiano Ronaldo waxa uu dhaliyey goolkiisii 14naad ee horyaalka Spain 10kii kulan ee u dambeeyey ee uu ciyaaro, Karim Benzema ayaa dhaliyey kii labaad iyadoo ciyaartu ka hadhsanayd 15 daqiiqo.guushaasi ay gaadheen ayaa laba dhibcood ay kaga hayn doonaan kooxaha Barcelona iyo Atletico Madrid, oo aan weli ciyaarin waxayna la wareegeen hoggaanka La Liga.

drid ayaa guulaystay

Laaqalo