Badhisabka Gobalka Togdheer Oo Kormeer ku soo Maray Xaruumaha Wasaradaha Burco iyo Wakaladda Biyaha Vedio+ Sawiro –

badh one

Burco (Salaanmedia.com) Gudomiyaha Cusub Ee Gobalka Togdheer Maxamed Muuse Diiriye ayaa Kormeer ku Sameyay Xaruumaha Wasaradaha Ee Gobalka Togdheer.
Kormeerkani Uu Sameyay Badhisabku ayaa Waxa ku Wehelinayay Taliyaha Ciidanka Police Togdheer,Xoghayaha Gobalka,iyo Masuliyin Kale Oo Aad u Tiro Badan
Badhasaab 22

Waftigani ayaa Maanta Goob Kasta Oo ay Kormeer ku Tagaan Waxa Fahfahin la Xidhidhada Qaabka ay u Shaqeyaan Wasaradahoodu Siiyay Qaar ka Tirsan Isu-Duwayasha Wasaradaha
Badhasaab 22

Goobaha Uu Maanta Badhisabku ku Tagay ayaa Kala ahaa Dowlada Hoose,Wasaradda Cafimadka,Wasaradda Xanaanada Xoolaha,Wasaradda Qorshaynta Qaranka,Wasaradda Waxbarashada,Cafimaadka, iyo Wakalada Biyaha Burco Oo iyadu Mudooyinkii u Danbeyayba ku Talaabsatay Horumar la Taaban-Karo.

Sidoo Kale Badhisabka Gobalka Togdheer Maxamed Muuse ayaa si Rasmiya u Furay Dugsiga Sheikh Cismaan Nuur Oo ay Horre u Xidhay Wasaradda Waxbarashada.
Badhas 1

Laaqalo