Calenderka Dawlada Hoose Ee Burco Soo Daabacday Ee 2014 Oo Ay Ku Jiraan Sawiro La Qariyay Oo Qaar Kale Lag dl qariyay,tallow Maxaa looga Jeedaa

Calenderka Dawlada hoose ee Burco soo daabacday ee 2014 oo ay ku jiraan sawiro la qariyay oo qaar kale lag dl qariyay,tallow maxaa looga jeedaa?
mmmmmmmmm (1)

Dhawaan ayay ahayd markii dawlada hoose ee Burco ay soo saartay kaalandar ay ka muuqdaan waxqabadkeedii oo ay ka mid yihiin gaadiid ay soo iibsatay,sawrada maayarka iyo maayar xigeenka oo mikirifoon isku hor sawiray.

Waxaa xaga ugu danbeeya ka mqda sadex sawir oo mid yahay madaxweynaha oo shahaado sharaf siinaya maayarka,ka kuxiga oo ah cagaf meel banana ka shaqaynaysa iyo ka danbeeya oo ah muqaal ay ku qorantahay siirooga baarsiigo.

Hadaba sadexdaa sawir waxaa laba ka mid ah ku qarsoon sawiro kale,ka madaxweynah waa xabag oo waxaa ka hooseeya oo lagu qariyay muuqaal ay ku taal wadada oodweyne,halka ka siirooga baarsiigana isna yahay xabag oo lagu qariyay muuqaal ay ku qorantahay siirooga daahiroow is dhageyso.si aad u xaqiiqsato ka jar xabagtaa,waxaa kuu soo baxaya labadaa sawir ee la qariyay.

Hadaba waxaa isweydiin leh maxaa loo qariyay sawiradaa kwa kale lag dl dhajiyay?

Alla mahad leh

Qoraa/Aqoonyahan Nuuradiin Axmed Maxamed