Daawo Vedio: Mudaharad Baladhan Oo ka Dhacay Magalada Oodweyne Kaasi Oo Lagaga Soo Horjeday Talabadii Uu Isu-Duwaha Cafimadka Togdheer Ampulance Cisbitalkaasi Uu ku Warejiyay Bisha Cas

(Salaanmedia.com) Sunday, February 23, 2014 

Dadka Mudaharadayay ayaa Shegay in Gadhiga Cisbitalkaasi ay ku Caawisay Shirkadda Dahab-Shiil Waxaanay Tilmameen inay Lanbar Shicib ku Xidhi-Donaan Gadhigaasi –