Mid Kamida Xidhibaanadii Laaluushka Ka Soo Qaatay Qasriga Madaxtooyada Si Loo Rido Gudoomiye Cirro Oo Dhaawacyo Culus Oo Ay Xalay Dhalinyaro Cadhaysani Gaadhsiiyeen Dhakhtar Loo Jiifiyey

Mid Kamida Xidhibaanadii Laaluushka Ka Soo Qaatay Qasriga Madaxtooyada Si Loo Rido Gudoomiye Cirro Oo Dhaawacyo Culus Oo Ay Xalay Dhalinyaro Cadhaysani Gaadhsiiyeen Dhakhtar Loo Jiifiyey
bukhaari (1)

Hargaysa: (Salaanmedia.com)Mid Kamida Xidhibaanadii Laaluushka Kusoo Qaatay Mooshinkii ay Xukuumadu Lagacta Kubixinaysay oo Dhaawacyo Culus oo ay Xalay Dhalinyaro Gadoodsani Gaadhsiiyeen Loojiifay Cusbitaa Edna AdenSomalilandlive.com/ Xidhibaan Saleebaan Cawad Cali -Bukhaari oo Xalay ay Xaafada New Hargeisa Kuweerareen Dhalinyaro Gadoodsani ayaa Dhaawacyo kasoo Gaadhay Madaxa iyo Feedhaha Waxa Loodhigay Cusbitaal Edna Aden- Hospital.

Bukhaari ayaa Kamid ahaa Qab Qablayaashii horkacayay Xidhibaano Laga Soo laaluushay Dhanka Madaxtooyada kuwaas oo Lacaga kusoo Qaatay Duminta iyo In ay Fadqalaalo Karidaan Golaha Wakiilada Somaliland
Bukhaari ayaa Waxa Dhaawacyo Kasoo Gaadheen Shiid ay Xalay Kuboobeen Dhalinyaro Kacadhaysan Qasaka ay Madaxtooyadu Kawada Golaha Wakiilada.
Inkasta oo aan Sitoosa Looga Warhaynin inta uu Leegyay Dhaawaca Xidhibaan Bukhaari Hada Waxa Warar Xogagaali sheegeen in uu Madaxa Kaga Yaalo Dhaawac Dhawr Qodob Latolay.
Sidoo kale Waxa Qasaare Laxaadle Soogaadhay Gaadhigii uu Watay Xidhibaan Bukhaari

Laaqalo