Mudaharaad Balaadhan Oo Ka Dhacay G/Daad Madheedh Iyo Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka G/togdheer Oo Ku Fashilmay Unpalace Kii Cisbitaalka G/Daad madheedh Oo Uu Ku Wareejiyay Hayada Bisha Cas

Mudaharaad Balaadhan Oo Ka Dhacay G/Daad Madheedh Iyo
Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka G/togdheer Oo Ku Fashilmay Unpalace Kii Cisbitaalka G/Daad madheedh Oo Uu Ku Wareejiyay Hayada Bisha Cas
Cabdi Yaaiiiin

Mudaharaad Balaadhan Ayaa Maanta Oodweyne ka Dhacay Mudaharaadkaas Oo La Sheegay Inuu daaran yahay Cabashooyin Badan
Mudaharaadkan Oo ay soo abaabuleen bulshoweynta ku dhaqan magaaladaasi.
Mudaharaadkan oo ahaa mid silmi ah ayaa waxaa ka qayb qaatey qeybaha kala duwan ee bulshada,Haweenka iyo Ardayda wax ka barata dugsiyada Oodweyne
Mudaharaadkan ayaa daaranaa ama la xidhiidha cabashooyin isbiirsadey oo hadheeyay bulshoweynta ku nool Oodaweyne ,marka lagu daro gaadhi Anbalaas ah oo Cusbitaalka gobolku lahaa oo lagu wareejiyey Hayada Bisha Cas.
Baabuurka Anbalaaska ah ayaa sida xogguhu Noo Xaqiijiyeen ay sheegayaan inuu Bixiyay Unbalce kani isuduwaha caafimaadka gobolka Togdheer Cabdi Yaasiin oo ku wareejiyey Bisha Cas.ku darsoo waxaa cabashadaas mid ka mid ah laga sheeganayaa wasiir ku xigeenka caafimaadka Marwo Xuseen Qawdhan oo ka soo jeeda degaankaas oo ku lug leh ama loo aanaynaayo inay qeyb ka tahay bixinta Gaadhigaa Anbalaasta ah..