Siilaanyo Oo Xalay Shir Aan Waxba Ka Soo Bixin U Qabtay Golahiisa Wasiirada Iyo Xildhibaano Isagoo Madaxweynuhu Ka Cadhooday Sida Xukuumadu Ugu Fashilantay Qaskii Ay Ka Waday Goloha Wakiilada.

Siilaanyo Oo Xalay Shir Aan Waxba Ka Soo Bixin U Qabtay Golahiisa Wasiirada Iyo Xildhibaano Isagoo Madaxweynuhu Ka Cadhooday Sida Xukuumadu Ugu Fashilantay Qaskii Ay Ka Waday Goloha Wakiilada.
42siilaanyo2

Hargeysa:(Salaanmedia.com)-Tan iyo habeenkii xalay ahaa ayaa madaxtooyada somaliland laga dareemayay dhaq’dhaqaaq xoogan iyo
Iyada oo la arkayey gaadii gaala baxaya qasriga madaxtooyada somaliland iyad oo aan lagu kala seexan
Haddaba waxa aanu u kuur galnay sidii aanu wax uga ogaanlahy dhaqdhaqaas waxa uu daaranyahay
Ila wareedyo u dhuun daloola qasriga madaxtooyada somaliland ayaaku soo waramay in uu madaxweyne siilaanyo shirdeg deg ah uu ku qabtay qasriga uu ka taliyoka soo ay kasoo qayb galeen golahiisa wasiirada xidhibaanada baarlamaanka iyo xunbno ka mid ah xisbiga KULMIYE
Shirkan ayaa waxa ay kaga wada hadlayeen sidii ay ugu fashilmeen weerarkii qawanaa ee ay ku qadeen golaha wakiilada somaliland .
Madaxweyne siilaanyo iyo xukuumadasii ayaa muran siyaasadeed ka abuuray golaha wakiilada iyo qalaas u dhexeeyay mudanayaasha golaha wakiilada.

Laaqalo