Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayaa xiiseynayay inuu la soo wareego Radamel Falcao iyo Edinson Cavani xagaagii,

Tababaraha Chelsea Jose Mourinho ayaa xiiseynayay inuu la soo wareego Radamel Falcao iyo Edinson Cavani xagaagii,
21moriniho

laakiin waxa uu sheegtay inuusan u dhaqaaqin heshiisyadaas madaama ay Blues dhigi laheyd meel adag oo lagu ciqaabi karo sharciga dhaqaale wanaaga Uefa. Mourinho ayaana waxaa soo martay xagaagii xilli mashquul ah isagoo la soo wareegay Andre Schurrle, Marco van Ginkel iyo Willian kuwaasoo Dhamaantood Ku Yimi Lacago Qaali Ah
Laakiin Tababaraha Reer Potuqaal Ayaa Ka Gaabsaday Inuu U Dhaqaaqo Falcao Iyo Cavani Oo ukala Ciyaara Kooxaha Faransiiska Ee Manaco Iyo PSG Sababtaana Waxa Uu Ku Sheegay Inay Waxyeelo U Gaysan Lahayd Chelsea Marka Ay Timaado Sharciga Cusub Ee uefa Ee Lacag Qarsh Garaynta Kooxda Mourinho Ee Chelsea Ayaa Haatan Hogaanka U Haysa Premiary League Waxaanay Wali Ku Jiraan FA Cup Iyo Champions League Waxaana Markaa La Waydiiyay Hadii Sharciga Dhaqaale Wanaaga Yurub Uu Sabab U Ahaa Inuusan La Soo Wareegayn Falcao Ama Cavani Waxa Uu Ku Jawaabay Waad Saxan Tahay Sababtoo Ah Heshiiskii Saxeexyada Iyo Mushaharka Ciyaartoyda Kaliya Ma Ahan Lacagta Lagu Soo Iibsado Laakiin Mushaharka Waaweyn Dabcan Waxaa jirta Ciyaartoy Qaar oo Aan Agtooda Tagin Mourinho Ayaana Sidoo Kale Sheegay Inuu U Bogayo In Dhaqaale Ahaan Dhuunta La Qabto Kooxaha Yurub Isagoo Hadalkiisa Raaciyay Waxaanba Qabaa Inay Sidan Ku Fiican Tahay Oo lagu Riyaaqayo Shaqada