Taliyihii Saldhigga Degmadda Xaaji Saalah Hure Ee Gobolka Daadmadheedh Oo Koox Hubaysani Xalay Toogteen

news22

Burco ( Salaanmedia.com)_Taliyihii saldhiga degmada X Saalax . Taliye Hure Oo Xalay Saqdii Dhexe Koox Dablay Hubaysani Ay Ku dileen Tuulada Laanmulaax Dilka Ayaa Ka danbaysay Sida Ilo Wareedyo Lagu Kalsoon Yahay Ay Noo Sheegeen Aano hore Oo Daba Socotay Dil Loo Gaystay Nin Ganac Sade Ahaa Alle Haw Naxariitee Marxuun Caydiid Gadhle Oo Magaalada Burco Bakhaar ku haystay Dilkaas oo Ay Gaysteen Beesha Uu Ka Soo jeeday Taliyahani Xalay La Dilay Isla Markaana Dilka Ganacsadahaa hore Ayaa Isna Ka Dan Baysay Dil Loo Gaystay Taliyii Hore ee Saldhiga Police G/Daad madheedh Marxuun Ismaail dheere ee Sanadihii 2002 Xukuumadii Max ed x Ibraahin cigaal Oo Ay Isku beel ka Soo wada jeedeen Taliyaha Degmada X Saalax Oo xalay Lagu Dilay Tuulada Laan Mulaaxo Hadaba Si kastaba H Ahaatee Waxaa Maanta Xabsiga loo taxaabay Odayaal Tiro Badan Oo Ka Soo jeeday Beesha Gacan ku Dhiiglayaasha Falka dilka Ah u Gaysatay Taliyaha Degmada x Saalax
Dhanka Kale Gudoomiyaha G/togdheer Max ed Muuse diiriye Oo Ay weheliyaan Odayaal Iyo Cuqaal Ka Soo Jeeda Beesha Gacan Ku Dhiiglayaasha Falka Gaystay Ayaa goor Dhaweyd U Anbabaxay Dhinaca Deegaankaasi Falku ka Dhacay ee Oodweyne Halka ciidamada Ka hortaga Argagaxisa ee Loo Yaqaan RRu da Iyo SPU Duna Ay Baadi Doon Kaga Soo baxeen dhinaca Hargaysa Si Ay Gacanta Ugu Soo Dhigaan Gacan Ku Dhiiglayaashaasi falka Gaystay