Tobonka Sano Ee Soo Socda Messi Iyo C.Ronaldo Ayaa Iska Leh Abaalmarinta Ballon D’or” Michel Platini

“Tobonka Sano Ee Soo Socda Messi Iyo C.Ronaldo Ayaa Iska Leh Abaalmarinta Ballon D’or” Michel Platini
CIYAAR (1)

Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ay ku guuleeysan doonan abaalmarinta xidig ugu wanaagsan aduunka ee Ballon d’Or for tobonka sano ee soo socda, isaga oo meesha ka saaray Ciyaaryahno badan oo aad u wanaagsan oo ka ciyaara caalamka.

Hargeysa (HWN) Madaxweynaha Uefa Michel Platini ayaa sheegay in Ciyaaryahanada aduunka ugu wanaagsan hadda ee Lionel Messi iyo Cristiano Ronaldo ay ku guuleeysan doonan abaalmarinta xidig ugu wanaagsan aduunka ee Ballon d’Or for tobonka sano ee soo socda, isaga oo meesha ka saaray Ciyaaryahno badan oo aad u wanaagsan oo ka ciyaara caalamka.