Wasiirka Cadaaladda Somaliland Oo Kormeeray Jeeelka Iyo Maxkamadaha Burco.

Wasiirka Cadaaladda Somaliland Oo Kormeeray Jeeelka Iyo Maxkamadaha Burco.
Cadaalada

Burco(Salaanmedia.com)-Wasiirka Cadaaladda Ee Somaliland Xuseen Ahmed Caydiid Oo Ka Soo Noqday Safar Ku Gaadhay Gobolka Sanaag Ayaa Habeenkii Xalay Ku Soo Laabtay Magaaladda Burco.
cadaalad 11

Waxaanu Wasiirku Maanta Kormeer Ku Soo Maray Xabsiga Magaaladda Burco, Maxkamadda.
Ujeedada Kormeerka Ayuu Wasiirku Ku Macneeyey Xogo-gaal U Noqoshada Heerka Cadaaladda Gobolka Togdheer Isagoo Wareystay Dhamaan Masuuliyiinta Ku Sugan Meelaha Uu Kormeerayey.
Wasiirku Kormeerkaasi Ka Dib Wuxuu Qabtay Shir-Jaraaid Oo Uu Arrimaha Cadaaladda Kaga Hadley.
Hadaba Weedhihii Wasiirka Halkan Ka Daawo: