Wasiirka Gaashaan Dhiga Soomaaliya Oo Sheegay In Uu Xilka Iska Casilayo Haddii U Ku Fashilmo In Uu Dhiso Ciidamada Soomaaliya

Wasiirka Gaashaan Dhiga Soomaaliya Oo Sheegay In Uu Xilka Iska Casilayo Haddii U Ku Fashilmo In Uu Dhiso Ciidamada Soomaaliya
Mulatary

Muqdisho: (Salaanmedia.com) Wasiirka Kaashaan dhiga Xakuumada Somalia Maxamed Sheekh Xaamud ayaa Waxaa uu Sheegay in La Bilaabayo Dhismaha Ciidamada Xooga Dalka Somlia Oo Mudo aad u fog Lagu Rafaaday In Lasoo Celiyo Karaamadii uu Lahaa.

Wasiirka ayaa Sheegay In Hadii uu Soo Celin waayo Karaamada Ciidamada Xooga Dalka somalia ay lahaan Jireen uu isaga Tagayo Shaqada taa oo aan la ogeyn Sida uu Uga Dhabeyn Karo.
Waxa Sido Kale Wasiirka uu sheegay Ciidamadii Dhawaan Shaqada Laga eryay ay la socdeen madaxda wasaarada iyo saraakiisha ciidamada xooga isla markaana ay ka timid dhankooda.

L Q L