Aabe Wiilkiisa Dilay Kadib Markii Uu Wax Ka Sheegay Balwadiisa

Aabe Wiilkiisa Dilay Kadib Markii Uu Wax Ka Sheegay Balwadiisa
AABE

Wiilkan oo 18 jir ah ayaa aabihiisa ka codsaday inuu shaqadiisa ku dadaalo oo uu hoos u dhigo cabitaanka alcoholka.isagoo wiilkaasi uu doonayey inuu waaniyo aabihiisa.halka wiilka kale oo 10jir ah uu marqaati ka ahaa wixii ka dhacay halkaasi,ayay sheegtay saxaafadda dalkaasi Hindiya oo la yidhaah ‘Times of India’.
Si kastaba ha ahatee,aabihii ayaa xaqiiqsaday inuu dhintay wiilkii markuu uu ceejiyey,kadibna ka cararay aqalkii oo ku yiillay waqooyiga dalkaasi Hindiya gobolka la yidhaah Rajastan isagoo ka tagay kii yaraa oo ku qaylinaya inla caawiyo.jaarkii ayaa kusoo cararay waxayna arkeen kii ka weynaa oo dhintay kadibna bileyska u yeedhay.aabihii ayaa ilaa iminka la daydayayaa oolama garanayo halka uu jaan iyo cidhib dhigay.