Bal Eeg Naxariista Dumarka: Haweeney Caawisay nin Darbi Jiif Ah Oo Gabyaa Ah Sidii Uu Ku Heli Lahaa Qoyskiisa

Bal Eeg Naxariista Dumarka: Haweeney Caawisay nin Darbi Jiif Ah Oo Gabyaa Ah Sidii Uu Ku Heli Lahaa Qoyskiisa

NAXARIISTA

Ninkan gabyaaga oo a yidhaah Raimundo Arruda Sobrinho ayaa qora gabayo aad macno u leh,laakiin ugu yaraan 35 sano dadka ku nool Sao Paulo Brazil,ayaa fursad u hela inay aqristaan gabayadiisa marka ay soo hormaraan halka uu fadhiisto .
Ninkan gabyaaga ayaa ugu yaraan saddex qarni guri la’aan ahaa,haweeneydan oo la yidhaah Shalla Monteiro ayaa fursad u heshay maalin maalmaha kamida aad uga heshay gabayadiisii,kadibna video ka samaysay oo ay soo dhigtey aalada internetka qaybta ay bulshadu ku sheekaysto ee loo yaqaan Facebook iyadoo u samaysay page.Sobrinho page kiisa ayaa gaadhay 40,000 oo taageerayaal ah.laakiin midi ugu muhiimsanayd waxay ahayd markii uu walaalkii ka dhex helay dadkii taageerayey isaga.
Iyadoo ay noloshiisii is badahay aadna ugu farxay markii uu walaalkii isku sheegay ayna kulmeen,ninkii ayaa aad ugu mahadceliyey haweeneydii.

Laaqalo