Caruusad Dishay Ninkeedii Xilli Ay Ku Jireen Bishii Ugu Horaysay Ee Arooskooda

Caruusad Dishay Ninkeedii Xilli Ay Ku Jireen Bishii Ugu Horaysay Ee Arooskooda

caruusad

Caruusadan oo kasoo jeeda dalkaasi Masar ayaa dishay ninkeedii iyadoo ay daldashay ninkeedii waxaana caawiyey walaalkeed mar ay ku jireen aqalgalkii,iyadoo sheegtay inay jeclayn ninka
Caruusadan ayaa u sheegtay bileyska dalkaasi Masar in lagu qasbay ninkan inay guursato sidaa awgeedna ay qorshaysatay inay disho ninkeeda sababtoo ah lama noolaan karo isaga.
Wargaysyada dalkaasi ayaa sheegaya in bileysku xabsiga dhigey Bashayer waa caruusada magaceeda,waana 23 jir, iyo walaakeed oo 22 jir ah laguna eedeeyey inay ku dileen ninkaasi aqalkiisa oo ku yaalla magaalada Al Sharqiya