Daawo: Madaxweynah Somaliland Oo booqday Wasiiradii Shilku ku Dhacay iyo Sida uu Shilku U Dhacayba

Daawo: Madaxweynah Somaliland Oo booqday Wasiiradii Shilku ku Dhacay iyo Sida uu Shilku U Dhacayba

Berbera(Salaanmedia.com)-Waxaan halkan idiinku soo gubinayaan Muuqaalka Dhaawacyada ka dhashay Shilal Baabuur oo ku yimi Weftigii Madaxweynaha Somaliland oo saaka ka soo ambabaxay magaalada Burco oo ay labadii habeen ee ugu dambeeyey ku sugnaayeen, sida shilkaasi u dhacay iyo weliba sidii Madaxweynaha Sheekh iyo Berbera loogu soo dhaweeyey Madaxweynaha iyo Weftigiisa.

Dhaawacyada Wasiirrada Caafimaadka, Warfaafinta, Afhayeenka Madaxtooyada, Xildhibaan Golaha Wakiillada Somaliland ka tirsan iyo guud ahaan sidii shilkaasi u dhacay ka daawo halkan.

http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=1PSODYvDCLM