Daawo Universal Tv oo Toos U Aflagaadeeyay Wasiir Cukuse Kuna Tilmaamay In Uu Sarkhaan Sanaa Markii uu Shilka Galay

Daawo Universal Tv oo Toos U Aflagaadeeyay Wasiir Cukuse Kuna Tilmaamay In Uu Sarkhaan Sanaa Markii uu Shilka Galay
CUKUSE UNi

Daawo Universal Tv oo Toos Aflagaadeeyay Safarkii Madaxwayne Siilaanyo, Wasiir Cakusena Ku tilmaamay in uu Sarkhaan Sanaa Markii uu Shilka Galay, Hadalka Cadcadka Reer Koonfurta ayaa U muuqda Kuwo Cadho Hadlaya..

Tan Iyo Markii Universal Tv Somaliland Laga Xayirey Waxaa Uu Ku Jirey Dagaal Ka Dhan Ah Qaramadda Iyo Sumcada Madaxda Reer Somaliland Waxaana Hadda Loo Baahan Yahay Inay Xukuumaddu Talaabo Ka Qaado Oo Maxkamad La Tiigsato.
Hadaba Adigaaba Yaabiye Bal Halkan Hoose Ka Daawo Sida Universal Tv U Caayey Madaxdeena.