Dhibaatada Buurnida Xad Dhaafka Ahi Ay Leedahay Sheekadan Bal Akhriso

Dhibaatada Buurnida Xad Dhaafka Ahi Ay Leedahay Sheekadan Bal Akhriso

buurnida

Nin u dhashay dalkaasi Jarmalka oo miisaankiisu yahay 400 oo kiilo, una baahnaa dhakhtarka si deg deg ah ayaa ka soo bixi kari waayey aqalkiisii! Waxaa loogu yeedhay gurmadka deg dega ah, laakin ninkaas miisankiisa oo saaid ah ayaa tegi kari waayey dhakhtarka si deg deg ah ugu baahnaa dhibaato caafimaad oo la soo deristey awgeed ayaa ka soo bixi waayey aqalkiisa, ninkaas oo dadiisu aheyd 29 jir ayaa ku adkaatey in uu jaranjarada gurigii uu deganaa uga soo baxo, albaabka oo ku yaraadey awgeed, ciidamada gurmadka deg dega ahina waxa ay door bideen in ay jebiyaan daaqada sare ee aqalkiisa una yeedhaan bulldozer si ay uga soo saaraan sida aad ku aragtaan sawirka kore.Tani waxay fariin muhiim ah u tahay dadka jecel! buurnida!!