Haweeney 83 jir Ah Oo Ka Yaabisay Haweenka Caalamka

Haweeney 83 jir Ah Oo Ka Yaabisay Haweenka Caalamka

Haweenay

Haweneydan oo u dhalatay Dalkaasi AUstralia waxaana lagu magacaaba Beyti Kalman waana 83-jir aan weli ka quusan jimicsiga jirka.
Waxa ay awooda inay sameyso nooc weliba oo jimicsiya, waxa ayna isku tilmaantaa inay ka badin karto dhalinyar, da’da yar, waxeyna sheegtay ineysan sameyn Karin dadka da’deeda ookale.haweeneydani ayaa ka yaabsatay dadkii daawanayey bandhigeedii jimicsiga.sida ay qoreen wargaysyada kasoo baxa dalkaasi oo aad u hadal hayey haweeneydan.haweeneydan ayaan weli waxba dhalin lamina guursan.