Messi Oo U Hanjabay Real Madrid, Iskuna Bogay, Sheegayna Inuu Barcelona Noloshiisa U Hibeeyey

Messi Oo U Hanjabay Real Madrid, Iskuna Bogay, Sheegayna Inuu Barcelona Noloshiisa U Hibeeyey

Mazi

Hargeysa (Salaanmedia.com) Ciyaaryahanka Xulka Qaranka Argentin iyo kooxda Barcelona Lionel Messi, ayaa ka hadlay kulanka xiisaha badan ee ay kooxda Real Madrid la ciyaari doonana, waxaanu sheegay inay garaaci doonana, isla markaana ka badin doonan, waxaanu sidoo kale Messi sheegay inuu ku soo laabtay qaab ciyaareedkiisi wanaagsan, kadib markii uu xalay dhaliyey Saddex kulan, Ciyaartii ay kooxda Osasuna kaga badiyeen 7-0.

http://somalilandsports.com/