Shiinaha Oo Dhisanaya Dhismaha Labaad Ee Ugu Dheer Dunida

Shiinaha Oo Dhisanaya Dhismaha Labaad Ee Ugu Dheer Dunida

Shiinaha

Dowladda dalkaasi Shiinaha ayaa sheegtay in dhismahan uu noqon doono kan labaad ee ugu dheer dunida,lagana dhisi doono magaalada caanka ah ee Shanghai.dhismahani oo iminka la wado ayaa ku dhow dhamaad.haddii la dhameeyo wuxuu noqon doonaa dhismaha labaad ee ugu dheer dunida,iyadoo iminka uu ugu dheer yahay dhismaha burj el khalifa oo ka dhisan dalkaasi Dubai.
Dhismahani cusub ee ay wado dowladda dalkaasi Shiinaha ayaa loogu magac daray Shanghai Tower , waxaanu dhiri ahaan ka sareeyaa dhismaha Burj Khalifa ee dalkaasi Dubai.shanghai tower dhirirkiisa waxaa lagu qiyaasay 600 mitir(2000ft)halka burj khalifa ka yahay873 mitir(2722ft)