TALIYE KU-XIGEENKA CIIDANKA BOOLISKA EE SOMALILAND OO KA HADLAY DHALINYARO LA QABQABTAY.

TALIYE KU-XIGEENKA CIIDANKA BOOLISKA EE SOMALILAND OO KA HADLAY DHALINYARO LA QABQABTAY.
FOOXLE 1

Hargeysa(Salaanmedia.com) Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Booliska ee Somaliland Sareeyo guuto Cabdiraxman Liibaan Axmed (Fooxle) ayaa ka
hadlay dhalinyaro Falal Amni darro ah ka sameya habeenkii magaalooyinka Hargeysa iyo Gabiley oo ay ciidanka Booliska Somaliland soo qabteen, kadibna Maxkamada Gobolada Maroodi-jeex iyo Gabiley Xukuno ku rideen, kuwaasi oo ka koobnaa 100 dhalinyaro oo ku caan baxay khalkhal galinta Amaanka kuwaaso uu sheegay taliyuhu in xafadaha magaalooyinkaasi isku laayan dhibaatooyin Shacabka U geeysta.
Taliyuhu wax kale oo xusay in dhalinyaradaasi k koobnayeen 40Dhalinyaro ah oo maxkamada Gabiley ku xukuntay midkiiba Hal Sanno iyo Lixbilood oo xadhig ah, halka 60 kalena Maxkamada hargeysi u fadhiistay xukunkooda maanta .
Taliyuhu wuxu sheegay in Gacan bir ah ku qabnayaa cid kasta oo isku dayda in ay Amaanka waxyeesho.

Salaanmedia/Hargaysa