Waa Kuma Wasiirka Qarnigu ? Waa kuma wasiirka Wax Qabad Ee Golaha Wasiirada Xukuumada Siilaanyo ?

Waa Kuma Wasiirka Qarnigu ?
Waa kuma wasiirka Wax Qabad Ee Golaha Wasiirada Xukuumada Siilaanyo ?
ING LI

Shabakada Caalamiga Ah Ee Salaanmedia.com Waxay Akhristayaasha qiimaha Iyo Qaayaha Leh U Soo Bandhigaysaa Su aasha Ah WAA KUMA WASIIRKA WAX QABAD Ee Golaha Wasiirada Xukuumada Siilaanyo Ama Ugu Wax Qabadka Badan Si Aynu Food Ugu Qaadno Fadlan La Kaasho Maskaxdaada Adigoon Qabiil u Eegayn .Adeer Iyo Ilmaadeertoona U Eegayn Xididnimo Iyo Waani Isnaqaanaa Toona U Eegayn Muwaadinimadaada Si Daacada Uga Soo Jawaab Wasiirka Wax Qabad Ee Wasiirada Xukuumada Siilaanyo ee Maanta …Hadal Iyo Dhamaan Su,aashu Waxa weeyaan Waa kuma Wasiirka Qarnigu Ama Waa Kuma wasiirka Wasiirada Ee Wax Qabadkiisa Muujiyay Xukuumada Siilaanyo …………………………Jawaabta Iy Sawirkaagana Ku Soo Dir Adigoo MahadSan Ciwaankan ..

hamse100@gmail.com Ama laaqalo@gmail.com Waad Mahadsantihiin……….