BI WAAYE BURCO XAAL SII ANAKUNA GROUP SHARAABDOON AYAANU XAAL KAA SIINAYNAA

BI WAAYE BURCO XAAL SII ANAKUNA GROUP SHARAABDOON AYAANU XAAL KAA SIINAYNAA

L Q L

Tariikhdu haday wax hagto adigay ku hagi lahaydee waligaa tariikhda been haka sheegin HADAAD DOONAYSO INAAD SHEEKEEYE WANAAGSAN NOQOTANA DHAGAYSTE WANAAGSAN AHAW Taais Waa Iga Talo Dhanka Kale Saxiib Taariikhda Burco been Baad Ka sheegatay Waxaad Maqaalkaagii Ku Sheegtay Inay Burco Ka Jiri jiree Kooxo Kala Ah
1- New Love Koox la Odhan jiray
2- Far Iyo Suul Koox La Odhan Jiray
3- Iyo Koox la Odhan Jiray SHARAAB DOON

Sida La Wada ogsoon Yahay Waxaa qurbaha Badanaa ku Badan Qof Xodayo ka yimi Taraansat na ku ahaa Magalooyinkii Burco Ama Hargaysa Ka Dibna Yurub Qabtay Isla Markaana Markuu Burco Ama Hargaysa Taraansatka ku Joogay mudo Bil Ama Laba Todobaad Ay Dhagihiisa Ku Soo Duul Duulayeen Ama Maqlaayeen Sheekooyinka Wakhtigaa Dhalin Yaradu Badanaa Ay ka Sheekayso Isla Markaanaa Isagoon Si Fiican Sheekooyinkaa Uga bogan Qabtay Yurub Hadaba Si Kastaba Ha Ahaatee Waxaan Saaxiibkeenana Sheegatya In Magaciisu Yahay Osman Abdillahi Sool. Copenhagen. sooldhuub@hotmail.com. Aan U Saxayaa Tariikhada Dhabta Ah Ee Uu Khaladku Kaga jiro Saaxiib Aan Ku Bayaanshee Bal Dhagahaaga Fur

Burco Waxaa Ka Jiray Koox La Yidhaah Sidaad Sheegatay

New Love Sidaa Ay Burco kooxddaaasi Uga Jirtay lamagac Baxday new Love Ayaa Koox Dhigeeda Ah Ee Caasimada Hargaysana Ay Uga jirtay Koox La Mida Oo La yidhaahdo FAR IYO SUUL Halka Muqdisho Amaba xamar Ay Wakhtigaasi Iyana Uga Jirtay Koox La Mid ah kooxahan hargaysa Iyo Burco Oo Kale Ayaa Iyagana La Odhan jiray wakhtigaa CAASI WAALIDAYN ………………….

Intaaasi Ka Dib Waxaan u Malaynayaa Inay Magacyadii Kooxaha Magaalooyinka Waaweyn ee Muqdisho Iyo Hargaysa Iyo Burcaba Ka Jiray Aan Si Fiican Kuu Baray Imika Waana Sidaa taariikhda Dhabta Ah ee Wakhtigaa Saaxiibka Cismaan Copenheganow

Hadaan u Soo Noqono Kooxdii la Odhan Jiray SHARAAB DOON Marka Hore Waxay Ahaayeen Dhalin Yaro reer Burco Ah Magacanina waxa uu u Baxay 1987 Waxaana U Bixisay Gabadh Imka Ilaahay Haw Naxariistee Inaga Hoosaysa Waxaanay Dhalinyartaasi Ahaayeen Dhalin Yar Sharf Badan Oo reero Ladan Iyo Qaar Maalqabeenama Ka Soo jeeday Badankoodiina Hada Way Wada nool Yihiin Ku Darsoo Waana Xisbiga Wadani Dhalinyartaasi oo Waliba Adiga Kaaga Sharaf Badan Xisbiga Wadani Waan Kuwan Magac yadoodii Waxaa ka Mid Ah
1 Saleebaan Cali Bile Oo hada ku Nool Cariga Ingiriiska
2 C/Rashiid Cismaan Xaashi Oo Isna Hada Ku Nool Cariga Ingiriiska
3 Kanadi Baashe Oo Isna Hada Ku Nool Dalka Holland
4 Max ed Aadan foolge Oo Isna Isagoo Maanta Maal Qabeena Kunool Magaalada Burco
5 Xamse Max ed Cabdi (Cadaw yuurura) Oo Isagoo Maanta Ah Tijaarta burco ugu Cadcad Ku Nool Magaalada Burco
6 Cali Xasan Madoobe Oo Isna Ah Manegarka Sherkada telecommunication Nation link Oo Isna Ku Nool Magaalada burco
7 C/Khaalaq Diiriye Budhle (Laaqalo) Oo Isna Ku Nool Magaalada Burco
8 Max ed Cismaan Ruquf (Tidhi) Ayaa Ka Mid Ahaa ilaahay Haw Naxariistee
9 Max ed Cabdi Toor Ayaa Ka Mid ahaa Ilaahay Haw naxariistee
10 Foosi C/Qaadir Ayaa Ka Mid Ahaa Oo Maanta Burco Jooga Isagoo Maalqabeena
11 Aamiin Axmed Salaan Oo Maanta Cariga Saudi Arabia JEDDAH ku Nool Ayaa Ka Mid Ah

Markaa Saaxiib Cismaan Copenheganow Anakaa Ragaa Aad Maanta dhuuni Qaatayaasha Ku Sheegtay Xaal Siinay Adiguna Saaxiib Bi Waaye BURCO XAAL SII TAARIIKHDANA MARKA HORE SI FIICAN U SOO BOWSO xisbiga WADANINA Haduu Kayse Guray Ka Baxay Haka Saarin Dhalin Yartan Muhiimka Ah Ee Xisbga WADANI Taageersan Meel Baad Kaga Dhacday GROUP SHARAAABDOON RAGANINA MAAHA RAG MAGACOODA AY KU SOO NABAD IYO CAANABA MAALEEN ILAASHAN KARI WAAYAY JAWAABUHUNA WAY KUGU SOO MAQAN YIHIIN FARI KAMA QODNA Waan ku salaamayaa

Waa c/Khaalaq Diiriye Budhle (Laaqalo@hotmail.com