Eey Sida Libaaxa Timaha Loogu Xiray

Eey Sida Libaaxa Timaha Loogu Xiray
Eay

Eeygaan oo lagu magaabo Jarles 3 sano jirna ah, ayaa timaha ama dhogorta si libaax shabaha loogu xiiray, taas oo dad badani ay moodeen in libaax yar magaalada soo galay sidaasna ay ku waceen numberka gargaarka ee 911 si ay Booliiska ugu sheegan in ay arkeen Libaax yar oo baxsad ah. Laakin Booliska markii uu xiriir la sameeyey Hoga xanaanada duurjoogta (Zoo) waxay ka war heleen in wax libaax baxsad ahi uu san jirin, laba ibaax oo meeshaas lagu xanaaneynaayeyna ay xiradaas ku sugan yihiin, taasna booliska fajac ayey ku noqotey in kastoo markii ugu danbeysay aay ka war heleen in eey uu aahaa dadka waxay ay libaax moodayeeyn.
Eeygaan yar ee sida libaax u eg waxaa iska leh ninka lagu magacaabo Daniel Painter oo ku nool Norfolk ee Gobolka Virginia ee wadanka Mareykanka, waxanu mar suaalo laga weydiiyey sida ay dadka u arkaan eeygiisa warbaahinta u sheegay in dadka u qaataan eygiisa libaax yar oo cunto raadis, laakin eeygaani dadka ama dersaanta meesha uu kunool yahay waxa uu ula macaamilaa si wanaagsan oo edeb leh.