Line Up-ka Rasmiga Ah Ee Kooxaha Real Madrid v Bayern Munich

Line Up-ka Rasmiga Ah Ee Kooxaha Real Madrid v Bayern Munich

Real-Madrid-v-Bayern-Munich-446x319-419x300 (1)

Cristiano Ronaldo ayaa ku soo bilowday dhanka Real Madrid kadib markii uu ku dhaawac may kulan kii ay Borussia uga adkaadeen 3-0 lugtii hore ee rubac dhamaadka Champions League.

Sidoo kale Bale ayaa ku soo bilowday kaydka maadama uu ka soo caafimaaday hergab uu qabay.

Dhanka Bayern tababare Guardiola ayaa ku soo bilaabay Line up-kiisa ugu fiican.

Shaxda Labada Kooxood:

Real Madrid: Casillas, Pepe, Ramos, Coentrão, Ronaldo, Benzema, Alonso, Carvajal, Modric, Di María, Isco.

Kayd: Diego López, Varane, Bale, Marcelo, Casemiro, Morata, Illarra.

Bayern Munich: Neuer, Dante, Ribéry, Mandzukić, Robben, Rafinha, Boateng, Lahm, Alaba, Schweinsteiger, Kroos.

Kayd: Raeder, Zingerle, Martínez, Pizarro, Götze, Weiser, Müller.