Ronaldo Iyo Rikoorkiisa Cusub, 16Gool Hal Xilli Ciyaareed+Video Ronaldo ayaa caawa dhigay rikoodh cusub Champions League, isagoo noqday ciyaaryahanka abid dhaliya goolasha ugu badan hal xilli ciyaareed. Goolka seddexaad uu udhaliyay kooxdiisa ayaa uga fil

Daawo : Ronaldo Iyo Rikoorkiisa Cusub, 16Gool Hal Xilli Ciyaareed

Rolaando 1

Ronaldo ayaa caawa dhigay rikoodh cusub Champions League, isagoo noqday ciyaaryahanka abid dhaliya goolasha ugu badan hal xilli ciyaareed.
Goolka seddexaad uu udhaliyay kooxdiisa ayaa uga filneed inuu jabiyo rikoodhadii horey looga dhigay goolasha laga dhaliyey Chamions League hal xilli ciyaareed.
rikoodhadan ayey uyaaleen weeraryahanka reer Argentina ee u ciyaara kooxda Barcelona Leonel Messi oo xilli ciyaareedkii (2011-2012) iyo Jose Altafini oo udhaliyay Milan (1962-1963) min 14 gool

http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=C_WBbrUNnOw