Wargeyska Marca: Bayern Kuma Qanacsano Cabitaanka Iyo Raashinka Madrid

Wargeyska Marca: Bayern Kuma Qanacsano Cabitaanka Iyo Raashinka Madrid

Madridddd

Kooxda Bayern caado ahaan mar walbo waxey soo diraan basas ay ugu talogaleen inay raashinka iyo cabitaankooda kuqaatan ciyaaryahanada garoonka kagasoo qaadaan, hadaba basaskii Bayern waxey yimaadeen axadi magaalada Madrid si ay garoonka Adolfo Suárez-Barajas ugasoo qaadan ciyaartoyda oo imaanayey talaadadi shalay.

Waxyaabihii basaska laga dajinayey waxaa kamid aha Biyo caadi, Cabitaano, xattaa waxaa saarnaa raashin si aysan ugu saamoobin raashinka kala gadisan ee yaala Madrid, axadii oo taageerayaasha kooxda isku sawirayeen basaska kubuufsan midabada kooxda Bavarians ayaa lagu arkay shaqaale basaska kadajinaayo agab ay kujireen cabitaano iyo biyaha caadiga ah ee lacabo, sida ay qortay wargeyska kaso baxo Madrid ee Marca.