Waxaa lagu sunti donaa aqonsigaa laga so hoyay golaha deganka Sheffield Maxamed Cabdilaahi Ciise (Maxamed dheere)

Waxaa lagu sunti donaa aqonsigaa laga so hoyay golaha deganka sheffield maxamed c,laahi cise maxamed dheere

M C Ciise

waxaan salamay dhamaan somalilanderka gaarahan waxaan salan udiraya saxafada madaxa banan,

ictiraafka laga sohoyay wadanka ingiriska garahaan sheffield wax alale waxay ku ledahay dawlada somaliland ma jirjo malintii macsumada aay u direen jahliyada reer somaliland ee sheffield ayay kuso bararugeen in aqonti laga helaay wadanka uk garahaan golaha deganka sheffield,

waxaynu ka warqabnay malintii uu wasirka arimaha dabedu la waregay xilka wuxuu ku qudbadeyay wasarada lacagta miyaniyada ugu jirtaa kuma filna ee wa in la ilaban laba sii aan citiraaf aan ugu radiyo,waxaa lo laban labay misaniyadii uu dalbaday oo kabadan tobaan wasaradood misaniyaded,

hadaba waxaa la is waydinayaa mee wasirkii fanayay ee lahaa calamkaan af aqanaa oo golaha amankaan la so shaqyay iyo aqonti meday , waxakalo aad lola yaban yahay wasarada arimaha dabaduu maxaay uso hoysay somaliland inti axmed silanyo dalka qabsaday ,

waxaan odhankara somaliland waxaa ugu dhawaa ictiraaf buxaa oo qar qarka so sarnaa madaxwayne dahir riyale oo u samaystaay loyaro calamiya oo udoda somaliland waxa kalo uu sameyay inu calamka meel walba ka dago oo la garnaqsado oo ku qanciyo in somaliland buxisay shurudihi lagu yaqanay dawladnimo ,

waxaaa la ogaa dawlada somaliland marki udub qabsatay enbiyada ingiriska waxa u olalayn jiray 6 lix xildhibaan waxanuu gadhsinay 36 enbi oo udoda qadiyada somaliland malinti u la waregay madaxwayne silanyo waxaay ku jirtay xogtii uu dahir riyale ku warejiyay silanyo

hadaba xagay ku danbaysay dawlada uk ee aynu xidhidhka inta leeg isla gadhnay wakhtiyada, watii aad ogaydeen in dawlada uk inay inagu cadadisay dawlada somaliya inaynu ka mid noqono oo so fadhisano golaha, talabaad wati ugu yaraan sadex jeer ku dhawaqday in muwadininta ka jogta somaliland aay kaso baxaan somaliland,

cadadinta iyo cabudhinta inagaga timi dawladaynu sxbka ahayn ee xidhidhka wanagsani inaga dhexeyey burburiyay dawlada hada jogta ee kulmiyee yagaa ka masulaa arinta uk

hadaba waxaynu markiba shashadaka ku aragnay dawladi lumisay janiskedi iyo shaqadedii oo sii habqana uguso yacday wadankan ingiriska garahan sheffield oo aqonsii laga so hoyay

yaa iska lahaa dadelka waxaa leeh oo tariikhduu xusii dontaa maxamed c,laahi cise maxamed dhere oo mudo dheer ku hawlana siyasada arimaha debada waxuu maxamed ka mid ahaa mudoo dheer golaha deganka ee wadanka iswidhaan maxamed waxa uu uso waregay wadankan uk waxanu ku dadalaay inu saxiib tinimo dheer la yesho enbiyada uk kuwa ugu cad cad maxamed waxa uu kenay somaliland 206 afar enbi oo ka tirsan xildhibanada uk maxamed waxu noqday xog hayaha arimaha debada ee sixbigi udub waxanuu ku dadali jiray mudoo dheer in wadanka uk laga helo ictiraaf buxaa maxameed wa nin qadiyada somaliland meel dheer ka tagan tahay wa nin ku lexejeclo badan wadanka waxanu mar walba galiya wakhtigisa qaliga waxaan ka codsanayaa muwadininta somalilandeerka inaay ku xusaan qofkasta waxuu somaliland ku darsaday irbad ninka malin dun ugaliyay somaliland wa in lo qoraa sidasa lagu gadhaya himiladii qaranku higsanayay,

dawladana waxaan leyahay muwadininta ayaa kenay ictirafka golaha deganka iyagana iminka ku hawlan sidii dawlada sarena aay arintu ugadhi lahaayd lakin wa ayaan daroo inaad moralka ka dishaan muwadininta oo ad wax qabadkodii shegataan idinkoon habeen u dhixin waxaan leyahay dawlada silanyo iska cunaa lacagta iyo cashurtaa oo haso faro galinina waxqabadka muwadinintu ku talab satay sii loga gadho horumar muqdaa

garaad cbdi qani maxamed cabdilahi