Zidane Oo markii ugu horreysay Iftiimiyey inuu doonayo inuu xagaagan ka hayaamo Garoonka Real Madrid Read more: Zidane Oo markii ugu horreysay Iftiimiyey inuu doonayo inuu xagaagan ka hayaamo Garoonka

Zidane-495x348

Zinedine Zidane ee imika ka hoos shaqeeya macallinka Real Madrid Carlo Ancelotti, ayaa doonaya inuu isaga tago naadiga Real Madrid, marka uu dhamaado xagaagan sida ay qortay Marca. Jariiradda ayaa sidoo kale sheegtay in Zidane uu wadahadalo la yeeshay madaxa Real Madrid isla markaana ay isku afgarteen arrinkan, maadaama uu Zidane doonayo inuu noqdo tababaraha koowaad ee koox kale. Waxaana la sheegayaa in Zidane uu dalab kala kulmayo kooxda Monaco ee ka dhisan dalkiisa Faransiiska iyo waliba kooxo kale oo ka dhisan Yurub. Zidane ayaa imika khibrad wayn ka helaya Tababare Carlo Ancelotti oo uu ku xigeen u yahay wuxuuna doonayaa imika inuu isaga noqdo tababaraha koowaad ee koox kale. Read more: Zidane Oo markii ugu horreysay Iftiimiyey inuu doonayo inuu xagaagan ka hayaamo Garoonka