Dumarka Dalka Hindiya Oo Dhaqamo Cajiib ah Ku Soo Rogay Ragooda.

Dumarka Dalka Hindiya Oo Dhaqamo Cajiib ah Ku Soo Rogay Ragooda.

Dum Hindiya

Sheeko xiiso leh balse dad badan yaab ku noqon karta ayaa lagu qoray wargeysa Daily Mail, isagoo soo xiganaya caadooyinka yaabka badan ee dalka India kusii shaacaya waayahan danbe.

Dumarka dalkaas ayaa la sheegay inay ragooda ka dalbadaan in maalin walba ay waqti hore shaqada kasoo baxaan si galabtii ay wakhti badan ula qaataan iyagoo taasina qasab kaga dhigay ragga
Ragga India ayaana durba cabasho ka bilaabay arintan, ayadoo qaarkood ay sheegeen inay shaqadooda ku waayeen, maadaama xaasaskoodu ay arintaan caado ka dhigteen