Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Qaar Kamida Muwaadiniintii Dadaalka Ka Geystay Aqoonsigii Sheffeild

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Qasriga Madaxtooyada Ku Qaabilay Qaar Kamida Muwaadiniintii Dadaalka Ka Geystay Aqoonsigii Sheffeild

Shefiil 1

Hargeysa(Salaanmedia.com).21.05.2014-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxa uu Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Muwaadiniin Reer Somaliland ah oo dedaalka ka geystay aqoonsigii ay Sheffield Council Uk Somaliland ku aqoonsadeen iyaga oo ka saxeexay golaha Deegaanka Sheffield.

Shefel 7

Kulankan oo ay madaxweynaha shahaado sharaf ku gudoonsiyeen Muwaadiniintaasi ayaa waxa ku wehelinaayey Madaxweynaha Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo isagana ay Shahaado sharaf gudoonsiyeen Muwaadiniintaasi.
Sidoo kale waxa Madaxweynaha Kuwehelinaayey Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada Maxamed Muuse Abees, Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibeda, Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha Somaliland. Ugu danbayna waxa ka war bixiyey Kulankaasi Afhayeenka Madaxtooyada iyo Xubno ka mida Weftigaasi

SHefel 6
Shef 3

Shefel 2

Shefel 4