Agtarad caan ka ah dalka Mexico Oo Guur ka Dalbatay Goolhayihii laf-dhuun gashay ku noqday Qaranka Brazil

Agtarad caan ka ah dalka Mexico Oo Guur ka Dalbatay Goolhayihii laf-dhuun gashay ku noqday Qaranka Brazil

AktaradCaana

Agtarada Musalsalka “Rosalinda” ayaa guur ka dalbatay goolhayaha dalka Mexico Guillermo Ochoa, kadib markii uu fursado khatar ah, ka badbaadiyay xiddigaha Brazil, sida Neymar iyo Silva, kulankii labaad ee labada xul ku dhaxmaray koobka aduunka. Thalia oo 42 sanno jira ayaa hadaladan ku soo qortay boggeeda Instagram, Thalia waxay leedahay laba caruura, laakiin taasi kama celin in ay guur ka dalabto Guillermo oo 28-jira, iyadoo tidhi “waxaan rabaa inaan ku guursado”.