Daawo: Ambassador Cawil Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Waftiyo U Dirto Wadamadda Maraykanka Iyo Ingiriiska Oo Somaliland Ka Dalbadday Inay Ciidamadeedda Kala Baxdo Taleex

Daawo: Ambassador Cawil Oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Waftiyo U Dirto Wadamadda Maraykanka Iyo Ingiriiska Oo Somaliland Ka Dalbadday Inay Ciidamadeedda Kala Baxdo Taleex

Hargeysa (Salaanmedia.com) Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Xuseen Cali Ducaale (Cawil) oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo u soo jeediyay inay Waftiyo u dirto Dalalka Ingiriiska, Maraykanka iyo midowga Yurub, kuwaas oo Somaliland u soo jeediyay inay Ciidamaddeedda ay kala baxdo Degmadda Taleex oo Todobaadkii hore ay Ciidamadda Qaranku la wareegeen.

https://www.youtube.com/watch?v=4WhdhXSo1tY