Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Shaaciyay Inuu Ka Tanaasulay Hankiisiisa Musharaxa Maraxtinimadda KULMIYE

Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Shaaciyay Inuu Ka Tanaasulay Hankiisiisa Musharaxa Maraxtinimadda KULMIYE

Hargeysa (Salaanmedia.com) Guddoomiyaha Xisbiga taladda haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo goor-dhaweyd Shir Jaraa’id ku qabtay ayaa sheegay inuu ka tanaasulay taratnkii uu ugu jiray Musharaxnimadda Madaxweynaha Xisbiga KULMIYE.