Daawo: Wasiirka Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha Oo Ka Waramay Muhiimadda Ay Leeyihiin Qoraaladdii Uu Marxuum MM Kastam Ka Tagay

Daawo: Wasiirka Dhalinyaradda Iyo Ciyaaraha Oo Ka Waramay Muhiimadda Ay Leeyihiin Qoraaladdii Uu Marxuum MM Kastam Ka Tagay

Hargeysa (Salaanmedia.com) Wasiirka Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland Cali Siciid Raygal oo xalay ka qayb-galay Munaasibada lagu qabtaya Magaaladda Hargeysa oo lagu soo bandhigayay Qoraaladdii uu ka tagay Marxuum Maxamed Maxamuud Kastam ayaa ka waramay muhuumadda ay Qoraaladdaasi Bulshadda u leeyihiin.